Taliye Kuxigeenka Ciidanka Dab Damiska Oo Ka Hadlay Dacwad Uu Ka Gudbiyay Taliye Sawaaxili Iyo Halka Uu Salka Ku Hayo Khilaafkoodu!
July 11, 2020 - Written by Berbera Today
Hargeysa(Berberatoday.com)-Taliye kuxigeenka ciidank dabdamiska Somaliland cabdirashiid ayaa ka hadlay qoraal dacwad ah oo uu ka gudbiyay taliyihiisa ciidanka dabdamis sawaaxili kaasi oo uu sheegay in aanu isagu warbaahinta siin looguna talo galin.
