Ciidanka Booliska Somaliland Oo Ka Hadlay Lacago Foojari Ah Oo Ay Soo Qabteen!
July 12, 2020 - Written by Berbera Today
Hargeysa(Berberatoday.com)-Afhayeenka ciidanka booliska somaliand Gen Faysal xiis ayaa faah faahin ka bixiyay lacago foojari ah oo ay ciidamada boolisku soo qabteen iyo tirada dadka lagu hayo.
