Dawlada Sucuudiga Oo Ganaax Lacageed Dul Dhigtay Dadka Xajka Bilaa Ogolaanshaha Ku Taga.
July 14, 2020 - Written by admin
Riyadh(Berberatoday.com)-Dawlada sucuudiga ayaa amaro culus iyo ganaax lacageed dul dhigtay dadka aan ogolaanshaha ka haysan ee xaramka taga iyadoo hore ushaacisay in ay yaraysan dadka sanad xajka imanaya xanuunka coronavirus awgii.
