Madaxweyne Ku-xigeenkii Hore Ee Somaliland Oo Ka Hadlay Muranka Ka Taagan Dhulkii Lasiiyay Marwadii Marxuum Cigaal Iyo Fariinta Uu Udiray Xukuumada.
July 14, 2020 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Madaxweyne ku-xigeenkii hore ee Somaliland Mudane Axmed Yuusuf Yaasin, ayaa ka haddlay muranka dhuleed ee u dhaxeeya Qoyska Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi iyo Marwadii Madaxweynihii hore ee Somaliland Marxuum Maxamed Xaaji Ibraahin Cigaal, Marwo Kaltuun Xaaji Daahir Cigaal waxaanu ku teliyey in arrinkeeda si hoose loo eego.
