Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliya Oo Ka Badbaaday Qarax Ka Dhacay Muqdisho
July 14, 2020 - Written by admin
Muqdisho(Berberatoday.com)-Taha ciidanka xoogga dalka Soomaaliya Jeneraal Odawaa Yuusuf Raage, ayaa ka badbaaday qarax maanta ka dhacay magaalada Muqdisho ee xarunta Dalka.
TALIYAHA MILLATERIGA FEDERAALKA SOOMAALIYA GENERAL ODAWAA OO QARAX KA BADBAADAY 2020.jpg