Tirada Carruur Ku Dhimatay Derbi Ku Soo Dumay Xero Qaxooti Oo Duleedka Muqdisho Kutaala
July 14, 2020 - Written by admin
Malable(Berberatoday.com)-Ugu yaraan 4 Carruur ah, ayaa ku dhintay Xerada Barakacayaasha Malable oo ku taalla deegaanka Garas-baalley ee duleedka magaalada Muqdisho, ka dib markii uu kusoo dumay Darbi ay ka gabboodsanayeen Roobab xooggan oo ka da’ay gobolka Banaadir iyo nawaaxigiisa.
Carruur Ku Dhimatay Xeryaha Barakacayaasha ee Malable Markii Derbi Ku Soo Dumay