“Somaliland Waxay Samaysay Wax Ay Sameeyeen Dalal Aan Badnayn Oo Afrikaan Ah”Warbaahinta Maraykanka. W
July 16, 2020 - Written by admin
USA(Berberatoday.com)-Mid kamid ah warbaahinta kasoo baxda dalka maraykan ayaa warbixin ka qoray xidhiidhka Somaliland la samaysay dalka Taiwan iyo dalab ay ka diiday dalka china oo ka cadhooday xidhiidhka Somaliland iyo dalka aan sideeda la aqoonsan ee Taiwan.
