Wefti Culus Oo Ka Socda Masar Oo Diyaarad Gaar Ah Ku Yimid Somaliland
July 16, 2020 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Wefti ka socda Dawladda Masar ayaa Isniintii Doraad booqasho ku yimid Caasimadda Somaliland ee Hargeysa.
Weftigan oo ka koobnaa 9 Xubnood oo ka socday Wasaaradda Arrimaha dibedd ee Masar ayaa diyaarad gaar ah ku yimid Somaliland, waxayna joogeen hal Maalin, waxayna Dalka dib uga dhoofeen Salaasadii Shalay.
