Daawo Muuqalka”Hordhaca Barnaamijka Qanci Dadkaaga,Wasiirka Isgaadhsiinta Iyo Masuuliyiinta Shirkadaha Oo Su,aalo Lagu Waydiiyay+Jawaabaha Ay Bixiyeen
July 17, 2020 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Barnaamijka Qanci dadkaaga oo uu diyaariyay Televisionka Horn cable Tv ayaa waxaa lagu soo casuumay wasiirka wasaarada isgaadhsiinta iyo Technolajiyada Somaliland Dr cabdiwali sheikh cabdilaahi iyo masuuliyiin ka kala socday shirkadaha isgaadhsiinta iyo adeegyada kale bixiya.
