Sheekh Adam-siira Oo Ka Digay, Meel Marinta kootada Haweenka Iyo Sababta”Daawo Muuqal
July 17, 2020 - Written by admin
“Qof Kasta Oo Indhaahda Wax Walba Anigaa ah Islaamku Waa Diiday”Sheekh Aadansiiro
Hargeysa(Berberatoday.com)-Sheekh Aadan Xaaji maxamuud Xiiray (Aadansiiro)oo kamid ah culimada waawayn ee Somaliland ayaa khudbadii jimcaha kaga hadlay arimo door ah oo dalka ka taaga iyo kootada kuraasta haweeenka ee la doonayo in gaar laga dhigo,
