Shilal Gaadhi Oo Ka Kala Dhacay Dooxa Huluuq Iyo Caabudla Ee Degmada Arabsiyo+Khasaaraha Dhimasho Iyo Dhaawac Ee Kadhashay
July 17, 2020 - Written by admin
Arabsiyo(Berberatoday.com)-Shil Gaadhi Ayaa Caawa Ka Dhacay Dooxa Huluuq Ee Dagmada Arabsiyo
Shilkan Ayaa Ka Dhashay ka dib markii ay isku dhaceen laba gaadhi oo Kala ahaa gaadhi wayn oo Waaraada ah iyo Gaadhi Dukhaana.
