Wada-hadalladii Guddiyada Farsamo Ee Somaliland & Soomaaliya Oo Dib Ugu Dhacay Wakhti Aan La Cayimin
July 17, 2020 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Wada-hadalladii Magaalada Jabuuti uga furmi lahaa Guddiyada Farsamo ee Wada-hadalladii Somaliland iyo Soomaaliya ayaa mar kale dib u dhacay.