Daawp Muuqalka”Film Documentery Laga Diyaariyay Xasuuqii Xeebta Jasiira 1989 Iyo Dhacdooyinkii Murugada Lahaa!
July 18, 2020 - Written by admin
Muqdisho(Berberatoday.com)-Barnaamij laga diyaariyay xasuuqii xeebta jasiira ee magaalada muqdisho 1989 ay taliskii siyaad bare sida arxandarada ahayd ee ay ugu laysay dad shacab ah oo aan waxba galabsan kuwaasi oo loo laayay hayb qabiil.
