Mad-madow Badan Ilaahay Baa Ku Yaqaan Run Iyo Been Mid Aad Tahay”Cali Guray.
July 18, 2020 - Written by admin
Dawladdu 4.5$ Oo kaash ah ayay bixisay miyaa? Oo sanduuqyo ayay ku kala gurtay oo dadkii loogu talogalay la gaadhsiiyay waxna wixii loogu talogalay lagu isticmaalay miyaa? Taa dameero loo sheeg. Halkaynu joognaa Somaliland saw maaha? Haday jirto waa sax ee yaa inaga huba uun? Ilayn wax cadaymo ah oo la socdaa ma jiraane.
