berberatoday.com
Sirta Guusha Siyaasigu Waa Aqoonta Iyo Go,aanka Qeybtii 2aad W/Q Abdirahman Hassan Ali
July 18, 2020 - Written by admin

SIRTA GUUSHU SIYAASIGU WAA AQOONTA IYO GO.AANKA.QAYBTII 2AAD. W/Q Siyaasi Abdirahman xassan Ali

Siyaasigan raxmaanku ku galaday aqoonta iyo akhlaaqdu waa hoggamiye ku guulaystay hoggamintii shalay waxqabadkiisii koobna ee dhinaca siyaasaada aan diirida saaro maanta. 
1.waxuu Ambossor hassan yasin hiraad  kor u qaaday xiidhiidhkii labada wadan. 
2.waxuu Ambossorku hirgeliyaay meshaariicdii u xanibnayd farsamo oo ay dad gaari ka masuul ahayeen una xanibnaa dilaalin siyaasadeed, sida saxeexii shirkaadii dhisaysay Dekeda Berbera
,3.iyo siidayntii iyo hirgalintii mashruuci loomaaro wayaay ee berbera corridor,
4.waxaa kaloo u guusheeda iyo hirgalinteeda u lahaa Ambossorku dhisiddii iyo kalsoonadii madaxda UAE iyo Somaliland ilaa u gadhaay inuu heergaadhsiyo ay xafiis ka furtaan casimaada jamhuriyaada somaliland kaaso imka u xanimaan arimo gaar ah.
5.waxaanu Ambossorku wadanka keenay shirkaado kala duwan oo fulin lahaa masharico kala duwaan oo dhinacaa macdanta iyo biyaaha. 1- Baadhista macdanta dalka kuwaas oo bixinlahaa shahaado cadaynaysa xaddiga macdaneed ee wadanka ku jirta.(underground Asset certification) balse uqabyoobay dad yagu daan gaar ah leh,waxaa jiraay macaal shirkaado gaara oo rabaay inaay mashariic horumarineed oo bani,aadnimo ka fuliyaan dad daano gaar ah lihii ka horistageen. 
6. waxuu Ambossorku qaraniimada somaliland gaadhsiyaay meel maamus sare leh waxaa Tusaale ah sidii maamuska aheed ee madaxweyne Muuse Biixi Abdi ay u soo dhaweeyeen madaxda UAE Taaso la miid aheed soo dhaweentii madaxda calaamka waxaan ka shaqeeyaay Amb Hassan . Lasoco qaybaha danbe ee aan milicsandoono waxqabadkiisi baaxadda lahaa ee Safiirkii hore ee somaliland u fadhiyaay UAE Ambosstor Hassan
W/Q Siyaasi Abdirahman xassan Ali,

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews