Madaxwaynaha Somaliya Iyo Wafti Uu Hogaaminayo Oo Lagu Soo Dhaweeyay Magaalada Dhuusomareeb.
July 19, 2020 - Written by admin
Galguduud(Berberatoday.com)-Madaxwaynaha Somaliya maxamed cabdilaahi farmaajo iyo wafti uu hogaaminayo ayaa galabta lagu soo dhaweeyay magaalada dhuuso mareeb ee maamul goboleedka galmudug.
