Shirkadda Telesom Iyo Kulliyadda Tabobarka Macalimiinta Oo Si Wadajir Ah Udaahfuray Isticmaalka Adeegga Tabsera,
July 19, 2020 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Telesom & Kulliyadda Tabobarka Macalimiinta ayaa si wadajir ah u daahfuray Isticmaalka adeegga Tabsera oo ay Kulliyaddu u dooratay in ay ku gudbiso duruusta tabobarka Macalimiinta Jamhuuriyadda Somaliland.
