berberatoday.com
Xogo Dheeraada Oo Kasoo Baxaya Kulankii Madaxwaynaha Jsl Iyo Madaxdhaqameedka Gobolka Awdal + Qodobada Laysku Mari Waayay!
July 19, 2020 - Written by admin

Hargeysa(Berberatoday.com)-Madaxweynaha Somaliland Md. Muuse Biixi Cabdi ayaa kulan gaar oo saaka la qaatay Madax-dhaqameedka gobollada Awdal iyo Salel.

Kulan oo ka dhacay qasriga Madaxtooyadda Ayaa waxa madaxweynaha ku weheliyay guddoomiyeyaasha xisbiyadda UCID iyo WADDANI, Madaxweyne ku-xigeenka Somaliland iyo wasiirro ka tirsan xukuumadda kana soo jeeda gobolka Awdal.

Kulanka muddo saacado ah socday ayuu Madaxweynaha Somaliland hor-dhigay salaadiinta codsi la xidhiidha sidii ay doorashooyinka golleyaasha wakiillada iyo deegaanku dalka uga dhici lahaayeen iyada lagu galayo saami-qaybsigii hore.

Salaadiinta gobolka Awdal ayaa ku kala qayb-samay codsiga Madaxweynaha waxaana ku gacan-saydhay qaar ka mid salaadiinta halka kuwo kale soo dhaweeyeen.

Wararka dheeraadka ah ee laga helayo yaa intaa ku daray in 4 suldaan ku gacan-saydheen codsiga Madaxweynaha halka ay laba Suldaana aqbaleen,

Kulan madaxweynaha iyo madax-dhaqameedka ayaa ugu dambayntii ku soo dhammaaday natiijo la’aan.

Madaxweyne ku-xigeenka Somaliland Md. Cabdiraxmaan Saylici oo ay weheliyaan qaar ka mid wasiiradda xukuumadda ayaa kulan hadhimo sharafeed ah la qaatay Madax-dhaqameedkan iyaga oo isku dayay inay ku qanciyaan in ka tanaasulaan arrinta saami-qaybsiga balse kulankaasina waxa uu ku soo dhammaaday natiijo la’aan.

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews