Wasiirka Warfaafinta Somaliland Oo Xafiiskiisa Ku Qaabiley Wakiilka Dalka Ingiriiska Ufadhiya Somaliland Iyo Arimaha Ay Ka Wada Hadleen!
July 20, 2020 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Wacyigelinta JSL, ahna afhayeenka Xukuumadda, Mudane Sulayman Yusuf Koore ayaa maanta kulan saacado qaatay xafiiskiisa kula yeeshay Wakiilka Dawladda Ingiriiska U qaabilsan Somaliland, #Stuart_Brown.
