berberatoday.com
Xaaska Wasiirkii Hore Ee Wasaarada Biyaha Caasha Buraale Axmed Oo Qurba Joog Ah Ayaa Sheegtay Inay Dhaawacyo Ugeysteen Ciidamo Sheegtay Inay Yihiin Kuwa Dawlada Hoose Ee Hargeysa Oo Gurigeeda Ku Weeraray
July 20, 2020 - Written by admin

Hargeysa(Berberatoday.com)-Marwo Caasha Buraale Axmed, gudoomiyaha garabka haweenka xisbiga talada dalka haya ee KULMIYE, ee dalka Sweden, ahna xaaskii wasiirka wasaaradda arrimaha dibada dowladii Cigaal marxuum maxamuud saalax nuur fagadhe, imika ah marwadda wasiirkii hore ee wasaaradda biyaha xukuumaddii Siilaanyo, mudane Xuseen Cabdi Boos, ayaa waxaa ay sheegtay in ciidamo sheegtay in ay yihiin kuwa dowladda hoose ee magaalada Hargeysa ay jidh dil ugu geysteen guriga ay ka degan tahay magaalada Hargeysa.

Sidoo kale waxaa ay xustay in dadkii guriga la degana ay jidh dil u geysteen ciidamadaasi, oo ay sheegtay in aanay xidhneyn wax direys ciidana, islamarka ay baaskoolad ku qabteen mid ka mida haweenka guriga jooga.
Waxaa ay marwadani madaxweynaha Somaliland, wasiirka arrimaha gudaha, taliyaha ciidanka booliska iyo gudoomiyaha maxkamada sare ka codsatay in askarigii jidh dilka u geystay cadaalada la horkeeno.

 

Boqore Ahmed Abdi

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews