berberatoday.com
Badhasaabka Gobolka Gabiley Oo Kormeer Ku Tagay Degmada Arabsiyo”Daawo Muuqal
July 22, 2020 - Written by admin

Gabiley(Berberatoday.com)-Badhasaabka Cusub ee dhawaan madaxwayne biixi umagacaabay gobolka gabiley ayaa maanta kormeer ujeedadiisu tahay xogogaal unoqoshada ku tagay degmada arabsiyo ee gobolka gabiley.

Waxaana badhasaabka halkaasi kusoo dhaweeyay gudoomiyaha degmada arabsiyo isagoo kulan la qaatay maamulka degmada.

Sidoo kale badhasaabka gobolka gabiley ayaa kormeer indho indhayn ah kusoo xarumaha caafimaad ee degmada iyo laamaha kale ee dawlada.

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqalka Warkan

 

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews