berberatoday.com
Gudoomiye Cabdiraxmaan Ciro Iyo Xoghiyihii Guud Ee Hore Ee Xisbiga Waddani Maxamed Uurcade Oo Xafiiltan Siyaasadeed Oo Kala Irdheeyay Kulmay
July 22, 2020 - Written by admin

Hargeysa(Berberatoday.com)-Gudoomiyaha Xisbiga Wadani Cabdiraxmaan cirro iyo Xoghayihii hore ee xisbiga wadani Maxamed Cabdilaahi Uurcade Ee doorashadii madaxtooyada kadib ay siyaasadu kala kaxaysay xilkana uu ka qaaday xisbiga wadani ayaa maanta mudo dheer oo dagaal siyaasadeed ka dhexeeyay kadib kulan qado ah wada yeeshay.

Kulan gudoomiye cirro iyo Ex xoghaye uurcade oo kamid ahaa aas aasayaashii xisbiga wadani ayaa ahaa kulan qado ah kaasi oo daarnaa sida uu gudoomiye cirro uu sheegay in ay iska laab xaadheen qardoofooyinkii siyaasadeed ee soo kala dhexmaray

Kulanka labada siyaasi oo ee wada aas aasay xisbiga wadani balse ay xanaftii doorashada iyo guuldaradii xisbiga kasoo gaadhay doorashadii madaxtooyadu kala kaxaysay ayaa noqonaya mid bar bilow u ah siyaasiyiinta Somaliland ee iyagu ku kala taga aragtida iyo gad gadoonta siyaasada xisbiyada Somaliland oo ah mid aan wali fadhiyin mabda,a wax wada lahaanshaha xisbiyadu ayaa noqonaya kii   ugu horeeyay ee siyaasiyiinta reer Somaliland ee khilaaf kala irdheeyay ay isku laab xaadhaan.

 

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews