berberatoday.com
Safiirkii Hore Ee Imaaraatka Somaliland Ufadhi Jiray Ambasador Hassan Yasin Hirad Oo Bogaadiyay Mashruuc Horumarineed Ee Haayada Boqor Salmaan Somaliland Ka Fulinayso, Xidhiidhka Taiwan Iyo Somaliland Ku Tilmaamay Fursad Dibloomasiyadeed Oo Qiimo Leh
July 22, 2020 - Written by admin

Canada(Berberatoday.com)-Safiirkii hore imaaraadka Carabta Somaliland ufadhiyi jiray Ambasador Xasan Yasin Hirad oo beryahanba faallaynayay isbedelada Gobolka iyo arrimaha carabta ayaa ku tilmaamay heshiiska ay kala saxeexdeen Haayadda boqor Salman iyo haayada Norwegian Ref Council ee lagaga fulinayo mashaariic horumarineed Jamhuuriyada Somaliland mid xiligii loo baahnaa yimi waxaanu safiirku sheegay in mashruucaasi kukacayo ilaa 2 milyan oo Dollarka maraykanka ah.

safiirka hore ayaa wuxuu kutilmaamay mashruucan qiima leh mid yimi xiligii ugu haboonaa iyadoo duufaano isbedel ahi mandaqada kasocdaan gaar ahaan Somaliland.

Qoraal uu Bartiisa Twiterka Ku baahiyay Ambasador Xasan Yasin Hirad waxa uu sheegay inay talaabadani cadayn u tahay in doorkii sucuudiga ee geeska Africa degdeg usoo noqday isbedel badan oo kajira siyaasadda dunida kusoo wajahanyay dhinaca Somaliland.

Sidoo kale Waxa uu Safiirka hore ka hadlay Xidhiidhka Somaliland Iyo dalka taiwan ubilaamay waxaanu yidhi”Dhawaan ayay ahayd markii maraykanku bogaadiyay xidhiidhkii Somaliland iyo Taiwan waxakale oo dhawaan wadanka yimi wefti ballaadhan oo kasocda masar kaasoo isna sida wararku sheegayaan diyaar u ah inuu xidhiidh siyaassdeed lasameeyo Somaliland iyadoo mid ganacsina dhawaan bilaabmay oo maraakiib xoolo ah loodhoofiyay dalka masar. Hadaba faallooyinka siyaassdeed ee safiirkii hore imaaraadka ayaa umuuqda kuwo xaqiiq noqonaya marka la eego aqoontiisa dilomaasiyadeed iyo aqoonta uu u leeyahay arimaha carabta Waxa siwayn Twitter kiisa ulasocda warbaahinta caalimaga ah iyo kuwa wadanka Somaliland.

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews