Xildhibaan Waabeeye Oo Xisbiyada Qaranka Ku Eedeeyay Jaho-wareer Siyaasadeed
July 22, 2020 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Xildhibaan Maxamed Yuusuf Waabeeye oo ka mid ah Mudaneyaasha Golaha Wakiillada ayaa golaha wakiilada ka difaacay inaanay lahayn eedda dib u dhaca doorashada.