Taliska Ciidamada Maraykanka Ee Africom Oo ka Hadlay Duqaymo Ay Beegsadeen Daacishta Ku Sugan Puntland+Tirada Ay Ku Dileen.
July 23, 2020 - Written by admin
Muqdisho(Berberatoday.com)-Taliska Ciidamada Mareykanka ee Qaaradda Afrika ayaa duqeymo xagga cirka ah ku beegsaday xubno katirsan kooxda ISIS-Soomaaliya oo xarumo ku leh meelo u dhow tuulada Timirshe ee gobolka Bari ee maamul goboleedk Puntland- Soomaaliya.
