Daawo Muuqalka”Gudida Baadhista Xasuuqyadii loo Gaystay Shacabka Somaliland Oo Soo Bandhigay Xabaal Wadareedyo Cusub,
July 24, 2020 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Guddida heer qaran ee baadhista xasuuqaydii loo gaystay Somaliland, ayaa sheegay inay heleen kow iyo toban xabaal-wadareed oo cusub, kuwaas oo ay ku aasan yihiin dad si arxan daro ah loo laayay.
