Falanqayn”Waftiyadii Dalalka Masar Iyo Itoobiya Ay Ku Yimaadeen Somaliland!
July 24, 2020 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Maalmihii ugu danbeeyay waxaa Somaliland soo gaadhay waftiyo culus oo ka kala socda dalalka Masar iyo Itoobiya kuwaasi oo kulamo la qaatay madaxwaynaha Somaliland iyo laamaha xukuumada
Hadaba ujeedooyinka siyaasiyaadeed ay usocdeen waftiyada masar iyo itoobiya oo khilaaf dhinaca wabiga niilka ka dhexeeyo ku yimaadeen Somaliland ayaa abuuray dareeno siyaasadeed iyo danaha ay wakhtigan ka leeyihiin Somaliland oo aan wali beesha caalamka ka helin aqoonsi