berberatoday.com
Maxaad Ka Ogtahay Guulaha Diblumaasiyadeed iyo Waxqabadkii Ambassador Hassan Yassin Hirad. Qaybtii 3aad. Qalinkii Siyaasi Cabdiraxmaan Xasan Cali
July 24, 2020 - Written by admin

Maxaad ka Ogtahay Guulaha Diblumaasiyadeed iyo Waxqabadkii Ambassador Hassan Yassin Hirad. Qaybtii 3aad. Qalinkii Siyaasi Cabdiraxmaan Xasan Cali

Akhristayaasha sharafta badan, waxanu Halkan Maanta idinku soo gudbinaynaa qaybtii 3aad ee qormooyinkeenii aynu kaga warami jirnay Guulaha Diblumaasiyadeed iyo waxqabadkii salka balaadhnaa ee u Qaranka Jamhuuriyadda  Somaliland gaadhsiiyey Safiirkii hore ee Somaliland u fadhiyey dalka isu-taga Imaaraadka Carabta Amb. Hassan Yassin Hirad.
Runtii Ambassador Hassan Yassin Hirad waa Aqoonyahan Eebbe ku galaday akhlaaq iyo asluub, waa Siyaasi leh Hibo hoggaamineed iyo Mustaqbal Siyaasadeed.
Sidoo kale, waa shaqsi habeen iyo maalin u dooda, diffaaca, isla markaana meel dheer gaadhsiiya qadiyada gooni-isu-taaga Somaliland, waxaan ku tilmaami karnaa inuu yahay Cigaalkii Somaliland ee waqtigan. Waayo waa Siyaasi aragti fog oo siyaasiya leh.
Hadaba Akhri waxaan Halkan maanta idinku soo gudbinayaa Qodobo saldhig u ahaa waxqabadkii mudada yar ee Safiirka Somaliland u fadhiyay dalka isu-taga Imaaraadka Carabta Amb Hassan Yassin Hirad, oo la odhan karo waxa uu Safaarada gaadhsiiyey meel sare.
1: Ambassador Hassan Yassin Hirad waxa Somaliland Keenay Masuuliyiinta ugu saraysa Shirkada Dp World oo u Hoggaaminayey Gudoomiyaha guud ee Dp World Suldan.
2: Waxa uu Ambassador Hassan Yassin Hirad hirgeliyey, isla markaana Qalinka ku duugay, Heshiiskii Dhismaha Dekeda cusub ee Berbera shirkadii dhisaysay ee shafa Al-Nahda.
3: Safiirku waxa uu mudadii uu joogay Xafiiska nidaam iyo Baratakoolka dawladeed u sameeyey waftiyada Somaliland ee taga Imaaraadka,kuwasoo waqtigii hore aan wax Xushmad Diblumaasiyadeed ah ku lahay markay jooga Magaalooyinka Dubai.
4: Ambassador Hassan Yassin Hirad waxa uu Hirgeliyey mudadii uu xilka hayey nidaamka dalku gal (Visa) ee Somaliland oo u ka Hirgeliyey Imaaraadka.
5: waxa uu Safiir Hassan Yassin Hirad ku guulaystay tirakoobkii shacabka Somaliland ee ku nool Imaaraadka Carabta.
6: Waxa kaloo uu ku guulaystay mudadii uu xilka hayey in Muwaadiniinta reer Somaliland loo sammeeyo waraaqo cadaymo ah, si loo siiyo ciqaamado.
Sidoo kale waxa uu wada-shaqayn buuxdo oo waafaqsan Hayadaha dawlada la lahaa Xukuumada Imaaraadka Carabta. 
Lasoco qaybaha dambe iyo  milicsiga waxqabadkii baaxadda lahaa ee safiirkii hore imaaraadka

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews