Taliska Ciidanka Booliska Somaliland Oo Sheegay In Ay Xidheen Askartii Dhaawaca Ugaystay Marwo Caasha Buraale Axmed Oo Dhawaan Soo Bandhigtay Jidh Dil Ay Ciidanku Ugaysteen”Daawo Muuqal
July 24, 2020 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Taliye Kuxigeenka Ciidanka Laanta Danbi Baadhista Gen Ismaaciil ayaa ka hadlay marwo Caasha xaaskii marxuum fagadhe oo dhawaan ciidamo boolis ahi jidh dil ugaysteen,
Taliye kuxigeenka ciidanka c.i,d ayaa sheegay in ay talaabo laga qaadeen askartii iyo saraalkii watay ciidanka dhaawac ugaystay gabadhan lana xidhay