Wasiiro Katirsan Xukuumada Somaliland Oo Loogu Soo Dhaweeyey Magaalada Jig Jiga Ee DDSI.
July 24, 2020 - Written by admin
Jigjiga(Berberatoday.com)-Wasiirka Warfaafinta Somaliland Saleebaan Yuusuf Cali Koore, ayaa Gaadhay Magaalada Jigjiga ee Xarunta Dawladda Deegaanka Soomaalida Ethiopia.
