84-Jirkii Sucuudiga Ka Arrimin Jiray Oo Qalliin Lagu Sameeyey Xamaytidda Looga Saaray
July 25, 2020 - Written by admin
Riyadh(Berberatoday.com)-Boqor 84-jirka-ah ee Sucuudiga Salman bin Abdulaziz, ayaa maanta lagu sameeyey qalliin looga saaray xamayti, waxaa sidaas sheegtay maxkamadda boqortooyada, saddex maalmood kadib markii cusbitalka la dhigay.
Waa wax nadir ah in Saudi Arabia ay ka warranto xaaladda caafimaad ee boqorka gaboobay, kaasi oo dalkaas xukumayey tan iyo sannadkii 2015.
