86 Sanno Ka Bacdi Oo Markii Ugu Horeysay Maanta Lagu Tukaday Masjidka Hagia Sophia Ee Dalka Turkiga
July 25, 2020 - Written by admin
Ankara(Berberatoday.com)-Waxaa maanta markii ugu horraysay muddo 86 sano ah salaad jamaaco ah lagu oogayaa masaajidka taariikhiga ah ee Aayaa Soofiya ee magaalada Istanbul oo ahaan jiray matxaf, haatan se maxkamadda dalka Turkigu burisay qaraarkii waagaa matxafka lagaga dhigay.
