berberatoday.com
Dhalinyarada Degmada Wajaale Oo Cabasho Ka Muujiyay Shaqo La,aan Haysata, Fariin Culusna Udireen Xukuumada,
July 25, 2020 - Written by admin

Wajaale(Berberatoday.com)-Qaarkamid ah dhalinyarada ku dhaqan degmada tog wajaale ayaa markale cabasho xoogan ka muujiyay shaqo la,aanta haysata iyo sida ay uga madhan yihiin shaqaalaha laamaha dawlada ee degmada.

Sidoo kale dhalinyarada ayaa maamulka cusub ee degmada wajaale ugu baaqay in aanay qaadin wadadii maamulkii ka horeeyay caqabad ku ahaa dhalinyarada wajaale in ay kamid noqdaan shaqaalaha dawlada ee degmada kuna hayay dhalinyarada kala qaybin in ay qabyaalad ku dhaqmaan

Dhanka kale dhalinyarada ayaa xukuumada madaxwayne biixi ugu baaqay in ay waxka qabato cabashadooda,

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews