Dawladda Xamar Oo Wada Hadalada Guddiyada Farsamo Ee Hargeysa Iyo Muqdisho Ku Soo Dartay 4 Xubnood Oo Dhalasho Ahaan Ka Soo Jeeda Somaliland
July 26, 2020 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Dawladda Soomaaliya ayaa bilowga qaybta guddiyada farsamo ee wada hadalada Somaliland iyo Soomaaliya u ku soo dartay xubno dhalasho ahaan ka soo jeeda Somaliland balse ka tirsan dawladdda Farmaajo.
