Ganacsade Maxamed Jabuutawi Oo Madaxweyne Muuse Biixi Ugu Baaqay In Deg Deg Loo Sii Daayo Mulkiilaha Astaan TV.
July 26, 2020 - Written by admin
Laascaanod(Berberatoday.com)-Ganacsade Maxamed Jabuutawi oo Baaqii ugu Cuslaa u diray Madaxweyne Muuse Biixi iyo Ganacsatada Somaliland, kuna Baaqay in degdeg loo sii daayo Mulkiilaha Astan TV.