Hargeysa(Berberatoday.com)-Golaha guurtida somaliland oo maalmihii udanbeeyay ku hawlanaa doodaha ku saabsan xaalada dalka ayaa wasiirada beeraha iyo caafimaad si deg deg ah uyeedhay in ay ku horyimaadaan golaha guurtida si wax looga waydiiyo shaqada ay qaranka u hayaan.
Labadan wasiir ayaa hore uga baaqay fadhi ay ugu yeedheen gudida joogtada ah ee golaha guurtida.