Qaarkamid Ah Madax-Dhaqameedka Gobolka Awdal Oo Soo Dhaweeyay Heshiishkii Xisbiyada Ee Qabsoomida Doorashada”Daawo Muuqal
July 27, 2020 - Written by admin
Borama(Berberatoday.com)-Xubno ka Mid ah Oday Dhaqameedka Gobolka ayaa Cadeeyay inay si buuxda u Taageersan yihiin in Doorashooyinka Isku sidkan ee Golayaasha deegaanka iyo Wakiilladu ay ku dhacaan wakhtiga loogu talo galay iyagoo soo dhaweeyay Heshiiskii ay arrintaasi ka gaadheen Xisbiyadda qaranku.
