berberatoday.com
Xarunta Arimaha Siyaasada Ee Dalka Maraykanka Oo Soo Shaacisay Qorshe Dawlada Masar Saldhig Milatari Kaga Doonayso Somaliland!
July 27, 2020 - Written by admin

USA(Berberatoday.com)-Xarunta daraasaad dalka maraykanka ee arimaha siyaasada ,iyo dhaqaalaha ayaa shaacisay qorshe dawlada masar saldhig milatari kaga doonayso Somaliland iyo Eretrai kaasi oo ay ujeedadooda ku sheegtay khilaafka wabiga niilka ee udhaxaysa dalka itoobiya iyo masar.

Khabiir uhadlay xarunta daraasaadka ee dalka maraykanka ayaa damaca masaarida ee ay ku doonayso in ay saldhig milatari ka samayso Somaliland iyo ertrai ku tilmaamay mid halis ku ah dalka itoobiya oo labadan dal ay jaar la yihiin

 

 

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews