berberatoday.com
Dhakhtarkii Dadka Saboolka Ah Ee Dalka Masar Muhammad Mashally Oo Geeriyooday
July 28, 2020 - Written by admin

Allaha u naxariistee waxaa Geeriyooday “dhaqtarkii guusha” Dr. Mohamed Mashally.

Muhammad Mashally, “Dhakhtarkii saboolka”, wuxuu ka qalin jabiyay Kuliyadda Daawada sanadkii 1967, kii ugu horreyna wuxuu helay lacag dhan 99.3%.

Mohamed Mashally ayaa daweeynayay masaakiinta 50 sano si lacag la’aan ah xaruntiisa caafimaad ee Tanta, Masar,

wuxuuna xitaa siin jiray lacago ay ku iibsadaan daawo waxayna qaadan jireen 10 rodol oo kaliya (wax ka yar hal doolar) Boqolaal bukaan ah ayaa maalin walba saf ugu jira xaruntiisa caafimaad.

Dr. Maxamed wuxuu shaqeeyn jiray 10 saacadood maalintii laga bilaabo 9ka subaxnimo ilaa 7da fiidnimo si uu u daweeyo tirada ugu badan ee dadka.

Muhammad Mashally ma lahayn gaari, xitaa ma haysan taleefanka gacanta, wuxuuna ku tagi jiray gurigiisa lug, sidoo kale xarunta cafimaadka wuxuu ku iman jiray lug, iyadoo waliba da’diisu ay ahayd 80.

Xitaa mid ka mid ah maalqabeenada Khaliijka oo maqlay sheekadiisa, ayaa ugu deeqay 20 kun oo doolar, wuxuuna siiyay gaari u fiicnaa xaaladiisa,

laakiin sanad kadib, mutadawiciinta ayaa ogaadey markii uu ku soo laabtay Masar in Muxammad lacagtii u qeybiyay bukaannadiisa saboolka ah uuna ku iibiyey gaariga si uu ugu iibsado aaladaha cafimaad oo dakhtarku u baahnaa si u ugu baadho bukaankiisa si bilaash ah.

Dr. Muxammad Mashaly wuxuu yiri: Qalin-jabintaydii ka dib waxaan ogaaday in aabahay uu ii huray qarashkii daawadiisii si aan dhakhtar u noqdo…

Markaa waxaan Illaahay u ballan qaaday in aanan ka qaadanin wax lacag ah qof liita ama xanuunsan.

Share dhe una ducee Dr Muxammed Mashally?

W/Q SAAHIR MAIK.

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews