Sheekh Maxamed Aadan Oo Ka Hadlay Guulaha Ay Somaliland Dhinacyo Badan Ka Gaadhay, Iyada Oo Aan Cidi Uyeedhin!
July 29, 2020 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Sheekh Maxamed Aadan oo kamid culimada waawayn ee Somaliland ayaa ka hadlay guulaha ay somalliland gaadhay iyada oo iyadu isku tashatay balse aanay jirin cid wax uyeedhisa.
