berberatoday.com
Wasaaradda Deegaanka Somaliland Oo Ka Hadashay Ficilka Wiil Dhalinyaro Ah Oo Naftiisa Khatar Ku Galiyay Jarka Laalaada Ee Buurta Daallo Iyo Hadal Haynta Ka Dhalatay!
July 29, 2020 - Written by admin

Sanaag(Berberatoday.com)-Wasiirka wasaarada deegaanka marwo Shugri Bandare ayaa ka hadashay ficilka wiil dhalinyaro ah oo naftiisa khatar galiyay kadib markii uu isku soo sawiray isagoo meel jar oo buuraha gobolka sanaag ah iskusoo sawiray.

Wasiir shugri ayaa sheegtay in wiilkan  dhalinyarada ahi uu naftiisa khatar galiyay ayna siwayn uga naxeen ficilka wiilkan isa soo sawiray isagoo jar ka laad laada gacmahana kor utaagaya.

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqalka warbixintan

 

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews