Jawhar Maxamed Oo Markale La Hor-keenay Maxkamada Iyo Dacwadaha Lagu Soo Oogay! A
July 30, 2020 - Written by admin
Addis Ababa(Berberatoday.com)-Hogaamiyaha Kacdoonka,iyo Isbadeldoonka Oomiyada Oramiya ee itoobiya Jawhar Maxamed Ayaa maanta markale la horkeenay maxkamada itoobiya isagoo Xeer-ilaalinta, Booliska Federaalku Ay Kusoo oogeen, Dacwad Kale oo lagu Sheegay, in Gurigiiaa Laga helay, Qalab dhinaca Sataliteka ah Waxaanay Dacwadan ku Oogeen Kadib Markii Maanta la hor Keenay Maxkamada.