“Madaxwaynaha Maanta Joogaa Ma Necba Musuq Maasuqa, Ee Wuxu Neceb Yahay Cidaan Isaga Ahayn Ee Wax Qaadata”Abwaan Cismaan Ku Jare”Daawo Muuqal
July 30, 2020 - Written by admin
“Madaxwaynaha Maanta Joogaa Ma Necba Musuq Maasuqa, Ee Wuxu Neceb Yahay Cidaan Isaga Ahayn Ee Wax Qaadata”Abwaan ku jare.
Hargeysa(Berberatoday.com)-Abwaan Cismaan Kujare oo dhaliilo xoogan ujeediyay madaxwayne kuxigeenka Somaliland oo isagu dhawaan qabsaday munaasibad uu ugu dabaal degayay 10guuradi kasoo wareegtay maalintii loo doortay kuxigeenka somaliland
Dhanka kale abwaan ku jare ayaa eedo culus oo la xidhiidha dhinaca musuq maasuqa ujeediyay madaxwayne biixi