Xukuumada Somaliland Oo Wasiirka Arrimaha Dibedda U Diray Turkiga Iyo Qodobbada Dawladda Ankara Ay Kala Hadlayso
July 30, 2020 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Madaxweynaha JSL Md. Muuse Biixi Cabdi ayaa Wasiirkiisa Arrimaha Dibedda Yaasiin Xaaji Maxamuud Xiir (Faratoon) u diray dalka Turkiga.