Taliyaha Ciidanka Booliska Somaliland Oo Fariin Udiray Shacabka”Daawo Muuqal
July 31, 2020 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Taliyaha ciidanka booliska Somaliland GEN Dabagale Ayaa munaasibada ciida hambalyo udiray ciidamada booliska iyo xaasaskooda isagoo faray in ay amaanka ilaalintiisa xoojiyaan.
Sidoo kale taliye dabagale ayaa waalidiinta iyo dhalinyarada ugu baaqay in ay ka fogaadaan waxkasta oo anshax xumo ah