berberatoday.com
Afhayeenka Xisbiga Waddani Barkhad Jaamac Batuun Oo Xisbil Xaakimka Kulmiye Ku Dhaliilay Daayac Ka Muuqda Xarunta Guud Ee Xisbigaas Ku Leeyahay Hargeysa
August 3, 2020 - Written by admin

Hargeysa(Berberatoday.com)-Afhayeenka Xisbiga Waddani Barkhad Jaamac Batuun ayaa dhaliilo xoogan oo isbarakan dusha uga tuuray masuuliyiinta Xisbil Xaakimka Kulmiye isaga oo ku dhaliilay inay udhaqmayaan sidii 1991 dalka ahaa isaga oo eeda ugu culusna ugu jeediyay daayac badan oo ka muuqda xarunta guud ee Xisbiga Kulmiye oo siliiga ku dahaadhan dhiamahaasi uu daroorta roobka awgeed heer heer yeeshay,

Waxaanu qoraal uu bartiisa Facebooka soo dhigay afhayeenku udhignaa Sidan”

“Idinka oo umadda u sheegay in aad 10 sanno tallada dalka haysaan, Xisbigiina oo Xilki Xukumadda iyo Xoolihi umadda haya, maanta waa idiin ayaan darro weyn in Xarunta Xisbigiinu ee aad ka dhex hadlayseen siligi jiinkadu idinku darooriyo!

18 Sanno kadib muuqaalka xaruntiinu markay noocan tahay sidee ayey u eekaan doonta raadka xukumaddiinu 2ba sanno kadib markay muddo xileedkeedu dhammaado?

Xisbi qaran ayaad tihiin, Xisbigi tallada dalka hayey ayaad tihiin, sharafta iyo bilicda xarumaha xisbiyadda ixtiraama 1991 lama jooge 2020 ayeynu joognaaye Xukumaddu ha dambeyse xarunta Xisbiga iska hagaajiya.

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews