berberatoday.com
Cabdikariin Axmed Mooge Oo Ku Dhawaaqay Inuu Utaganyahay Mid Noqoshada Xubnaha Golaha Deegaanka Hargeysa
August 3, 2020 - Written by admin

Hargeysa(Berberatoday.com)-Cabdikariin Axmed Mooge oo kamid dhalinyarada firfircoon ee Somaliland ayaa ku dhawaaqay inuu utaganyahay kamid noqonahasha xubnaha golaha Deegaanka Hargeysa waxaanu qoraal uu barta Facebooka soo dhigay ku yidhi sidan hoos ku qoran”

 

“Waxaan maanta si rasmiya ugu dhawaaqayaa in aan isu sharaxi doono Golaha Deegaanka Caasimadda Hargeysa. musharaxnimadaydu waxay u taagan tahay Midnimo, Ammaano,Karti iyo Hiigsi. Waxaan ahay mid og cabashadiina waxanan fahamsanahay dhibaatooyinka jira.

Waxaan ogahay in Hargeysi aanay maanta u baahnayn ” Yaa reer hebel ‘Golaha Deegaanka’ ugu jira! balse ay u baahantahay yaa Hargeysa ka dhigi kara caasimadda ay u qalanto”

Waxaan ku kalsoonahay in aad igu garabsiin doontaan, igu tageeri doontaan, codkiinana i siin doontaan si aan idiinku adeego oo an idiinku matalo aragtidiina ah in Hargeysa laga dhigo caasimad la tartanta caasimadaha geeska.

“Allow Hargeysa u door 17 xildhibaan oo khayr qaba”

Cabdikariin Axmed Mooge Liiban

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews