“Arinta Xadhigga Cabdimanaan Waxay Ku Socotaa Meel Xun, Hadii Aan Cadaaladda La Sugin,Ma Laga Yaabaa In Ay Ku Dambayso Fadeexaddii “ASTAANGATE?Cali Guray
August 4, 2020 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)–Siyaasi Cali Maxamed Yuusuf (cali guray) oo kamid siyaasiyiinta reer Somaliland ee badi ka hadla xaalada dalka ayaa mar kale ka hadlay xadhiga xukuumadu kula kacday mulkiilihii Astaan Cable Cabdimanaan Yuusuf cali oo mudo ku xidhan xarunta danbi baadhista Somaliland Ee C,I,D taasi oo aan wali xukuumadu cadaynin danbi loo hayso balse uu rumaan ugu jiro.
