Cabdikarim Axmed Mooge Oo Shaaciyay In Uu Sharaxan Yahay Golaha Deegaanka Caasimada Hargaysa”Daawo Muuqalka
August 4, 2020 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Aqoonyahan cabdikariim axmed mooge oo kamid haldoorka reer Somaliland ayaa maanta shaaciyay in uu usharaxan yahay xildhibanada golaha deegaanka caasimada hargaysa utartamaya doorashada soo socota.