Maamulka Gobolka Sool Oo Kala Qaaday Ciidamo Beeleedyo Isku Horfadhiyey Deegaano Gobolka Katirsan.
August 6, 2020 - Written by admin
Sool(Berberatoday.com)-Maamulka gobolka sool oo ay weheliyaan taliyayaasha ciidamada qaranka iyo booliska ayaa maanta gaadhay deegaanada kal bardaalay iyo jilbaale oo ay ku kala sugnaayeen ciidan booleedyo uu dhawaan dagaal ku dhexmaray deegaanka adhi cadeeyo ayaa kala qaaday ciidamo beeleeyadan iyagoo kulamo laqaatay odoyaasha deegaanka.
